Sooma haboono Rosa Emilia Clay ina la hello wado laku soo xasuusto (1875-1959). Maxaa diiday Finland ina lagu arko wado lagu so xasuusto Rosa Emilia Clay?

by , under Enrique Tessieri and Muhammed Shire

Waa ruuxi uku horeeye oo muwaadin Finlandes noqday 1899, oona ah qof madow asalkeeda. Rosa Emilia Clayna ina la hello wadoyin waawen ina magaceeda laku qoro si xasuusta laku daro.

Waa mid eenu u aragno sooyalka qurxoon.

Rosa Emilia Clay.


Akhri sheekada asalka ah halkan.

Akhri sheekada asalka ah halkan.

 

Turjubaan: Muhammed Shire.

Leave a Reply